galmudug-media

Dhageyso;-Shacabka Gaalkcyo oo Si Kulal uga hadlay Mooshinka Xilka loga qaaday. Madaxweynha Galmudug


ayagoo Xildhibaano ka Tirsan Barlamnka Dowladda Galmudug aya manta shegeen in Xilkii ay ka qadeen Madaxweyneaha Dowladda
ayaa arintaasi waxaa siyaabo kala Duwan uga hadlay Sahacabka Dowladda Galmudug
qaar ka mid ah Shacabka ku sugaan Degmada Gaalkcyo ee Galmudug oo hadlay warbaahinta ayaa qarkood Edeyn ujediyay Xumnaha barlamnaka Xilka qadista ku Sameyey Madaxweynha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guleed
Islamarkaana ay shacabka shegeen in Barlamanku ay ku Xadgudbeed Dastuurkii Dowladda Galmudug
Dhanka akle madaxweyneha Galmudug mudane cabdukariin Xuseen Guleed ayaa asna dhinkiisa sheegay in Moshinka Xildhibbandu keneen uu yahay mid aan sharci aheyn

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS