galmudug-media

Dhageyso;-Sawiro, Howlgal Lagu Hormarinaayo Magalada. Gaalkcyo Bilowaday…


Olalahaan oo ahaa mid Soconaayo Muddo Labo Bilood ah ayaa manta laga bilowday Xafada Degmada Gaalkacyo Ee Mudug waxaana iska kaashanaayo Maamulka Degmada Gaalakcyo ee Galmudug iyo Bulshada Halkaasi ku Nool waxaana Olahaan uu noqanaa mid ka qeyb qadanaayo dib soo celinta bilacda iyo Hormarka Degmada Gaalkcyo

Olaha ayaa inta Uu socodo waxaa la qaadi Donaan Qashinka ragadiyay Xafada degmadaas Islamrkaan waxaa qashinka dabalaayo Gaddiid Dowlada hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Cabdulaahi cabduramaan madax fayadhowka Degmad galkcyo oo ka hadlay Gobta ay ka Soconeyso olahaan ayaa sheegay in uu yahay ollahaan mid ka qeyb qadanaayo hormarka maglada iyo waxkasta oo nadiif noqada

Dhanka kale Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi yusuf bare oo asga hakaasi ka hadlay ayaa baaq ujediyayBulshada Gaalkcyo wuxuna Bulshada ugu baqay in ay qabeyb qataan Olalaha Lagu nadifinaayo Maglada gaalkcyo Ee Xarunta GobolkaMudug.

Olahaan manta ka bolowaday Gaalkcyo ayaa inta uu Socodo waxaa laga shaqeyn donaa in dib loo soo celiyo Hormarka iyo Bilacda Degmada gaalkcyo ee Galmudug

Halkaan ka Dhageyso 

dscn0589 dscn0619 dscn0582

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS