galmudug-media

DHAGEYSO:- Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo Fariin Kulul diray


Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa Fariin kulul u diray Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya wadamada shisheeye.

Odoyaasha ayaa ka cabanaya dadka faraha badan somaliyeed  ee ku xiran wadamada shisheeye kuwaasi oo ay danjirayaashu ka gaabiyeen in ay wax ka qabtaan Xarigooda.

HALKAAN KA DHAGEYSO

 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS