galmudug-media

Dhageyso;-Madaxweynha Galmudug Sax Ma ahan Moshinka Xildhibanadu keneen…


Daqiiqado Kadib Markii qaarkamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug kulan ay ku yeesha Cadaado Kalsoonidii laga laabatay Madaxweyanha Maamulkaas C/kariin Guuleed, ayaa waxaa durba ka hadlay talaabadaasi Madaxweynaha Xilka laga qaaday.

C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu sheegay isagoo ka hadlayay Kulankii Maanta Ee Xildhibaanada Galmudug Xilka Uga qaadeen in uusanAqabali doonin Go’aanka Xildhibaanada Galmudug islamarkaana uusan aqoonsaneen,

“kulankastaa oo ay yeshaan Xildhibaanada Carqalada iyo Xiisada siyaasadeed Cadaado kawada iyo go’aan kastaa oo ay gaaraan ma ahan mid aan aqoonsan doono oo waan ka soo horjeedaa ayuu yiri Mr Guuleed”.

Mudooyinka waxaa jira Xiisad Siyaasadeed oo kacsan oo u dhaxeysan Madaxda Maamulka Galmudug iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Glamudg kuwaas oo ka soo horjeeda Hogaanka Maamulkaasi.

Halkaan ka Dhageyso. Codka Guleed

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS