galmudug-media

DHAGEYSO: Maamulka Degmada Cadaado oo Fariin Cusub ka Saaray Arin Halkaasi ka Tagan


Sida ay sheegeen Dad ku sugan Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Maamulka Galmudug waxaa xalay halkaasi lagu daadiyay warqado ay ku qoran yihiin digniino iyo hanjabaad loo jeedinayo madaxda iyo saraakiisha Mamulkasi.

Warqadahah waxaa ku daabacnaa sidoo kale Logada Maamulka Puntland iyadoo arintaasina ay ka hadleen Maanta Maamulak Magaalada Cadaado.Maamulka Degmada ayaa fariin Cusub saaray Arintaas.

Guddoomiye Kuxigeenka  Magaalada Cadaado Nuur Yarow Xeyle ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada amaanka Warqadahaasi ay soo qaadeen islamarkaana waxaa uu digniin u diray dadka arimaahas Kawada magaalada in ay ka waantoobaan oo Qalalaaso aysan abuurin.

Halkaan ka Dhageyso

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS