galmudug-media

Dhageyso;- Galmudug oo Fariin Digniin ah udirtay Shaqalaha Ka Howlgala Degaanada Galmudug.


Wasaarada Shaqada iyo Shaqalaha Dowladda Goboledka Galmudug ayaa markii ugu Horeysay wax ay magalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug ay ka hirgaliyeen Xafiiis cusub ay yelaneyso Wasradaas

Munasabada lagu daah Furayay Xafiiska Cusub ayaa ka dhacay Gudaha Gaalkcyo waxaana ka qeyb galay Masulin ka Tirsan Wasarada Shaqada iyo Shaqaalaha Galmudug iyo Maamulka Gobolka Mudug

Munaasabada oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa si rasmi ah Halkaasi looga daah

DHaman Masulintii ka qeyb galay Munsaabada yaa sheegay Xafiiskaan uu muhiimad weyn u leeyahay Bulshada Gobolka Mudug ee Galmudugn

Wasiirka Wasarada Shqada iyo Shaqalaha Dowladda Galmudug Maxmed cabdulaahi Aadan

oo ugu Danbeytii Munaasabada soo xiray ayaa fariin Didniin ah odiray Dhamaan Shaqalaha ka Howlgala Degaanada Galm udug wuxuuna ugu Baaqay in ay is Diwaan Galiyeen si Loola Socoda Dhaqa dhaqaaqooda

Halkaan ka Dhageyso Codadka.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS