DHAGEYSO:- Gadiidleyda Kunfurta Somaliya Oo Cabasho ka Mujiyay Dhibatada Gadiidkooda Ku Heyso. Puntland

Wararka naga soo gaaraya degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay kusugan yihiin ilaa 27 ka mid ah gaadiidka xamuulka qaada oo ka cabanaya canshuuro aysan horay u bixin jirin oo dhanka Boosaaso lagaga soo rogey. Waxana Gadiidkan ay u Raran yihiin Gobalka iyo Koonfurta Soomliya

Qaar ka Mida Darawalada Gadiidleyda aya shegay in Ciidanka Puntland ay dhibaato wayn ku hayan Baabuurtaasi Waxana uu shaaca ka qaaday in baabuurta u socda gaalkacyo iyo kuwa u socda koonfurta soomaliya si toos ah loo bartilmaameedsanayo isla markna lacago tiro badan ay ku soo rogeen maamulka Puntland

Waxa uu shegay in lacagha laga qaadayo aysan lahayn wax boono ah isla markana maamulka puntland alaabta baabuurtaasi ay wadaan  sida alaabta bagashka lacago badan la saaro isagoona tilmaamay sidoo kale in ka badan 20 baabuur oo u raran gobalka mudug iyo koonfurta somaliya ay halkaasi ku xaniman yihiin.

Hoos ka Dhageyso Codka:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar