Dhageyso;- Dadka Barkacayaasha Gaalkacyo oo Fariin Cusub Diray…….

Maglada gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa Ku Noool Boqalal Qeys oo Barkacaayl Kuwaas oo Meelo kala Duwan ka soo haamay waxaana inta badan dadka Barkacayaasha ah Sameyn ku yeesha Siyaasada is Diidan ee Ka Jira magalada Gaalkcyo waxayna Maglaad ay ukala qeybsantahay  Maamulka Galmudug iyo Puntland Waxaana labada dhinac ee Maglada Ku Sugan Dadka Abadan oo  Barakacayaal ah

Dadkaas  ayaa ah kuwo u nugul Dhacdoyinka inta baadan ka dheca Gudaha Gaalkcyo.ee Dhex mara Labada dhinac

Waxaana heysta Funo Dhanka  Nolalsha ah

Maamalada labada dhinac Wax Masuliyad ah iskama saarin wax uqabashada Dadka Barakacayaasha ah

Bakacyaasha Gaalkcyo ayaa qaarkod wax loo sameyey dib udajin Halka kuwa kala ay yihiin weli dinad jog

Daka barkacyaasha ah ayaa sheegay in Xaquuq ay ku yeelin labad dhinac ee gaalkcyo balse taasi aysan weli helin wax ayna Dal badeen in ayheleen Gumad Deg deg ah

Halkaan ka Dhageyso

 

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar