galmudug-media

DHAGEYSO;-Ciidanka Amaanka Galmudug oo Howlgalo Ka Sameyey Gaalkacyo.


Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Ciidamada Booslika Maamulka Galmudug ay Baaritaano ka wadaan. Xaafadaha Kal duwan ay ka kooban tahay Maglada gaalkcyo

waxaana Howlgala lagu qab qabtay Dad badan oo lal Xaririnaayo Dadka Falal Danbiyeedaya ka Sameeyo Gudaha Gaalkcyo.

Taliye Kuxigfeenka Ciidanka Boliska Galmudug cabdi jamac cabdile Xabeeb oo warbaahinta Gaalkacyo ka hadalay ayaa ka waramay Howal gala Ciidanka Amanka Galmudug ay ka Sameyeen Xaafadaha Magalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS