galmudug-media

DHAGEYSO:- Cabasho Xogan oo ka So Baxeysa Dadka Ku Sugan. Mudug


Xili Ay Sii Kordhayso saamaynta ay abaartu ay ku yeelatay gobalka mudug ayaa deegaanada abaartu ay saamaysay waxaa ka mid ah deegaanka duqaaqo waxaana halkaasi ka jirta abaar xoogan oo saamaysay dadka iyo duunayada
Nabadoon macalin maalin nuur oo ka mid ah nabadoonada deegaanka duqaaqo ayaa ka warbixiyay saamaynta abaartu ay ku yeelatay duqaaqo Waxana uu shegay in ay jiraan Degano badan oo Galmudug hoos taga kuwaasi oo ay si wayn u samaeysay Abaarta xoogan ee ka jirta Deganada Galmudg

Dowlada Galmudug .Ganacstada , iyo Dowlada Soomaiya ayuu ugu baaqay in ay ka qayb qaatan sidi dadkaasi loola gaari lahaa gargaar dag dag ah madama abaaraaha ay sii kordhayan isla markana markan ay qatar ku sugan yihiin dadka bani adamka ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS