galmudug-media

Dhagayso:Madaxwayne Galmudug Muxuu Ka Yiri Mooshinkii Laga Keenay


Madaxwaynaha Galmudug c/kariin xuseen guuleed oo haatan ku sugan magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa ka hadlay markii ugu horaysay mooshin ay ka keeneen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo gaaraya ilaa 50 xildhibaan
Madaxwayne guuleed ayaa si Kulal uga hadlay moshinka wax uuna sheegay  in waqtigaan oo dalku uu marxalad adag ku jiro aysan haboonayn in mooshin la keeno wuxuuna xildhibaanada baarlamaanka galmudug ka codsaday in ay dib ufiirshaan mooshinkaasi Dib ula laabtaan

Hoos Ka Dhagayso Codka Madaxwaynaha Galmudug

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS