galmudug-media

DEG DEG+DHAGEYSO:- Madaxweyne ku xigeenka Kooxda Sufa oo xilkii laga qaaday


Madaxweynaha Maamulka Koxada Sufa Sheekh Axmed Shaakir  ayaa xilkii ka qaaday Madaxweyne ku xigeenkii maamulkaasi Saadaq Sheekh Yuusuf.

Madaxa Warfaafinta Maamulka sufa Muxyadiin Cali Jimcaale oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa sheegay in wareegto kasoo baxday madaxweynaha maamulka Ahlusunna xilkii looga qaaday Madaxweyne ku xigeenkii maamulkaasi.

Saadaq Sheekh Yuusuf ayaa ka mid ah Madaxda Maamulka Sufa oo ka taliya  qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS