galmudug-media

Deg Deg;-Sawiro Qarax Xoogan Khasare Gestay Oo Muqdisho ka Dhacay.


Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Qarax ayaa ka dhacay dhabarka danbe Somali Airline,halkaasi oo jubta qaraxa laga maqlay.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay meel ku dhow xaruntii Soomaali Airline.

Qaraxa ka dib ayaa la maqlay rasaas waxaa durba kala carar ku dhacay dadkii goobta ka agdhawaa.

Waxaana Qaraxyada oo laba ahaa lala damacsanaa xarunta ugu weyn AMISOM ee Xalane.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS