galmudug-media

DEG DEG: Koox Diimeedka Sufa Oo Xabsiga Dhigay Sarakiil ka Tirsan NISA Ee Somaliya


Wararka naga soo gaarayo magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi Kooxada Sufa  ay ku xireen Labo sarkaal oo ka tirsan Nabad sugida Soomaaliya.ka tirsan

Ahlu Sufa  ayaa ku eedeysay Labada sarkaal ee lagu xiray Dhuusa-mareeb iney magaalada soo galaan iyagoo aan wax fasax ah ka heysan maamulka magaaladaasi.

Dadka  ku sugan magaalada Dhuusa-mareeb ayaa soo sheegaya in madaxweyne ku-xigeenka Kooxada Dimeedka Sufa  uu shir jiraa’id uu ku faah faahinayo xariga Labada sarkaal lagu wado inuu goordhow ku qabto magaalada Dhuusa-mareeb.

Kooxada Sufa ayaa magaladaas ka Wadda Qorshe Lagu cirib Tiraayo Dadka ka soo Horjeeda Dhaqanka iyo Awaamirta Koxdaas ee Fadhigeedu yahay Maglada Dhusa mareeb Ee Gobolka Galgaduud.

 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS