galmudug-media

DEG DEG: Baarlamaanka Galmudug Oo Manta Xilkii Ka Qaaday Madaxweyne Guuleed


Magaalada Cadaado waxaa hada kulan ku leh Qaarkamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug,kulankaasi waa shir guddoomiye ka ah Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaankaas.

Waxaana kulanka ajandihiisa uu yahay Mooshin ka yaala Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed,oo ay soo gudbiyeen Mudanyaal Ka tirsan Barlamaanka Galmudug kuwaas oo cod u qaadi doona kalsoonida guuleed.waxaa Codka uqaaday ilaa 54 xildhibaan kuwaas oo sheegay in manta laga bilaabo Galmudug aysan laheyn wax madaxweyne ah

Xildhinabada yaa sheegay in Madaxweyne Xigeenka Galmudug oo yahay Sii haya Madaxweynha Galmudug inta laga soo Doranaayo Madaxweyne Cusub oo Galmudug yeelato.

 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS