galmudug-media

Deg Deg Arin Halis ah oo Xiligan ka Taagan Waqoyiga Magalada Gaalkcyo Ee Puntland.


Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dadka Shacabka ku nool waqoyiga magalada gaalkcyo Ee Puntland waxaa Bilihii ugu Danbeyey ku soo Badanayay Arin Halis ku ah Bulshada.

dad badan oo ku Sugan Waoqoyiga Gaalkcyo ayaa wax soo wajahay. cabsi Xoogan. waxaa jira in baabuurkoda canshuurta laga qaado maalintii isagoo raali ahna sida qaabka daran looga qaado iyo qoriga caaradiisa laguna handado ,
Ma u malaynaysaa habeenkii xaaskiisa oo foolanaysa in uusan isbitaal geyn garin isagoo ka cabsi qaba in baabuurka laga dhaco .
Labadii todobaad ee la soo dhaafay Waoqyiga magaalada Gaalkacyo waxaa ka socotay arin la yaab leh oo fiidkii laamiyada magaalada baabuurta lagu xabadeynayo dabadeedna laga dhacayo qofka wata iyadoo aan la aqoon cida falkaas ka danbeysa.
Reer Gaalkacyo iyagoo qaati ka taagnaa mobil furasho hada waxaa ugu darsoomtay gaari furasho waa ayaan daro ay u dheer tahay amni la’aan iyo ganacsiga oo kala xiran .waxana arintaana la sheegay inqeyb ka yihiin Masulinta Punland.
Ila hada ka jirto wax laga qabtay xalada amaan daro ee ka jirta waqoyiga Gaaalkcyo. Ee Puntalnd.
Masulinta waqoyiga gaalkcyo ayaa lagu Edeynayaa in ay qeyb ka yihiin Falalka Amni daro ee Dadka haminkii dhaca iyo Boobka ka wadda Waqoyiga Gaalkcyo.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS