galmudug-media

Daawo Sawirada. Sanator Abshir Buqaari Cadaado ka Furtay Schoolka Caruurta Danyarta ah ay wax ku bartaan.


25 sano ayay barokacayaal ku ahaayeen dalka gudihiisa, waxa ay ka kala yimaadeen meelo kala duwan dalka, ma jirto dawlad iyo cid kale oo ka warqabta xaaladooda, waligood kuma aysan riyoonin in carruurtooda ay iskuul dhigtaan, balse balantii uu qaaday maalintii loo doortey aqalka sare mudane Abshir Axmed oo ka mid ah Sanatarda laga soo doortay Galmudug wax uusuurto galiyay  in illaa 200 arday iskuul ay dhigtaan,, Abshir buqaari ayaa si rasmi ah Xariga uga jaray Schoolka Cusub oo markii ugu Horeyey laga hirgaliyay Degmada Cadaado Xarunta Dowladda Galmudug  wax ayna Caruurtaan  wax ku baran Donaan Si Bilaash ah  Iskuulka waxaa boodhkiisa ku qoran in uu soo saarayo Hoggaamiyeyaashii bari , waxaana loogu qudbeeyey calanka Soomaaliya hoostiisa, waxay caruurta qaadeen heesta calanka, wadaniyad ayaa meesha hareeysey

Halkaan ka Daawo Sawirada 

15895593_10154895614204347_5743172953465835845_o 15895854_10154895618019347_6083621982658520321_o 15936805_10154895613869347_6068846449584814046_o 15937284_10154895616664347_5263868937082425971_o 15965233_10154895613724347_8352381970640188360_n 15972330_10154895614729347_8336846119417386701_o 15972510_10154895614454347_1855701045568240156_o 15975191_10154895615594347_5554598575960250345_o 15941150_370472913312735_5273334059738546322_n 15965613_370472769979416_7333126346994064566_n

 

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS