galmudug-media

Daawo: Ogaadeen Oo Ku Dhawaaqay Hadal Dhiiga Ku Kariyay Puntland Kadib Markii…


Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana la sheegay inuu Garab ka helayo Maamulka Koonfur Galbeed iyo dawlada Itoobiya sida ay wararku sheegayaan.

Magaalada Kismaayo waxaa kulan Balaaran ku qabtay Beesha uu kasoo jeedo ee Ogaadeen, Kaasi oo Taageero balaaran Loogu Muujiyey Xilka uu isku taagan Xildhibaan C/rashiid Xidig iyagoona dadka Soomaaliyeed ka Codsaday in lagu Garab siiyo.

waxaana arinkaan aad uga Carooday Belaha Majerteen waxaana ay shegeen in n inkaas uusan marna matalin Belahooda

Halkaan ka Daawo.Muqaalka.

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS