galmudug-media

Akhriso-Madaxweynaha Galmduug oo Gudoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Galgaduud


Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen guuleed aya Gor Dhow Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Galgaduud ee Bartmaha Dalka Soomaliya kasi oo loo magacaabay Siyaasiga lagu Magacaabay MAXMED SH CALI CILMI Halka xilka laga qaaday Xuseen Cabdi Wali Wehliye Cirfe oo horay u ahaa gudoomiayah gobolka galgaduud

Hoos ka Daawo Wareegtada


Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS