galmudug-media

AKHRI;- Madaxweynaha Galmudug oo Mar Xalad Ku deg deg ah ku soo rogay Degaanada Galmudug


Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu xaalad deg deg ah oo muddo 90 cisho ah geliyay deegaannada Galmudug, waxaana uu hay’adaha amniga ku bogaadiyay inay xoojiyaan adkeynta amniga deegaannada Galmudug.

Halkan ka akhriso war-saxaafadeedka

xaalad-deg-deg-ah

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS