galmudug-media

Daawo.Sawirada Quruxda iyo Bilicda Magalada Gaalkacyo Ee Galmudug Ka Dib Colaadii?


Waxaa magalada gaalkcyo hada Dib ay uga soo ka baneysaa Coladii Bilihii ugu Danbeyey ka tagnaa Colaadaas oo Sameyn ku yeelay Adeegyadii Bulshada iyo Hrmarka Gudaha Maglada Gaalkcyo Ee Galmudug

Waxaana hada maglada ka Muqaada ififaalo Dhanka Hormarka ah waxaana dib usoo kabanaayo Hrmarkii iyo Hanankii wanagsana ee Magalada aygoona aan sawir idin kaga soo qaadnay kuwaas oo cadeynaayo Homarka ay gaalkcyo Ku Tilaabsatay iyo Himiga dadka ku nool Magalada Gaalkcyo. Ee Xarunta Gobolka Mudug

Halkaan ka Daawo Sawirada

 

gaalkacyo2 gaalkacyo3 gaalkacyo4 gaalkacyo5 gaalkacyo6 gaalkacyo7 gaalkacyo8 gaalkacyo9 gaalkacyo10 gaalkacyo11 gaalkacyo12

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS