galmudug-media

Daawo.Sawirada Gandhaha Galmduug oo Guul Cajiib ah ka Gaaray Tartankii Kubada koleyga Gabdhaha ee Garawe.


Tartanka Kubada Koleyga Gabdhaha  Maamul Goboleedyada ee  ka Furmay Magalada garawe Gabdhaha Galmudug ayaa guul cajiib ka kenay tartarkii galabta ka dhacay garoonka uu ka Socoday Tartanka ku bada koleyga ee gabadhaha Maamul Goboleedyada Dalka Somaliya ka jira

Gabdhaha Galmudug oo aygu Tartan Culus la galay gabdhaha kale ayaa keenay ilaa dhibco garayo 38 wax ayna noqanayaan Dhibcihi ugu Badnaa Tartanka gbdhaha ay la yimadaan waxaana weli Halkaasi ka sii Socon Donaana Tartanka kubada koleyga Gabdhaha Maamul Goboleedyada Dalka

Halkaan ka DAAWO SAWIRADA 

15622105_1255163114570574_2804940652076466840_n 15622450_1255163017903917_3216660392894556330_n 15672655_1255163277903891_4780837458945769035_n 15673067_1255163071237245_4444762328789166571_n

15590668_1136422963137719_7797244003997814881_n

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS