galmudug-media

Daawo.Sawirada. Gaalkacyo oo laga Hirgaliyay Xafiis Cusub oo ka qeyb qadanaayo Hormarka Galmudug


Munasbadaani oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimiye isalmrkaan ay ka soo qeyb galeen Masuuliyin ka Tirsan Galmudug  iyo madaxda iskaashatooyinka Galmudug ayaa waxaa uu ahaa mid xaraga looga jaray xafiiska iskaashatooyinka gobolka mudug ee u dhis kaasi oo loogu talay in ay k qeyb qaataan dib u dhiska wadooyinka bur bursan ee ku yaalla deeganada gobolka mudug ka hortagista jarista dhirka qoyan iyo arimo kale iyadona dhamaan Dadka ka qeyb galay ay sheegen in ay soo dhweyanayn in la sameyo iskaashato isku xierta dowlada iyo babuurleyda reer Galmudug qaar ka mid ah dadkii ka qeyb galay ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan in la helo dad u istaaga hormarinta wadooyinka gobolka mudug iyo gacan siinta dowlada . gudoomiyaha iskaashatooyinka gobolka mudug iyo Galmudug ayaa ayguna ka hadlay Qorsha ay la leyihiin Xafiiska Cusub ee ay ka Hirgaliyeen Maglada Gaalkcyo

Gudomiyaha Gobolka Mudug Cabdirashiid Xaashi cartan ayaa asna sheegay in Xafiska Cusub uu Muhiimad weyn ugu Fadhiyo Bulshada Gobolka Mudug Ka Mamul ahaan ay garab taagan yihiin Cidkastoo ka qeyb qadaneysa Hormarka Bulshada Galmduug

Xafisken laga hirgaliyay magalada gaalkcyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa noqanaayo Xafiiskii labad eeIskaashadatu ay  ka hir galiayeen Degaanada Galmudug

Halkaan ka DAAWO SAWIRADA

dsc00039 dsc00045 dsc00052 dsc00053 dsc00059 dsc00073 dsc00074 dsc00090 dsc00104 dsc00109 dsc00118 dsc00124 dsc00134 dsc00141 dsc00142 dsc00147 dsc00151 dsc00159 dsc00178 dsc00185 dsc00186 dsc00191 dsc00194 dsc00195 dsc00196 dsc00201

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS