galmudug-media

DAAWO: Muuqaal Taariikhiya Madaxweynahii hore ee Galmudug Mohamed Warsame Kiimiko


Muuqaalkani oo ah mid taariikh ah oo ay idin soo gudbineyso shabakadda Www.galmudugmedia.com ayaa waxaa ka soo dhex muuqanaya Madaxweynihii hore ee Galmudug Amb. Maxamed Warsame Kiimiko iyo soo dhoweyn ballaaran oo loogu sameeyay magaalada Gaalkacyo xilligii uu madaxweynaha ka ahaa Galmudug.

Masuuliyiin iyo shacab badan oo garoonka uga hortagay ayaa si heer sare ah u soo dhoweynaya isagoo cutubyo ka tirsan ciidanka dowladda Galmudug ayaa salaam sharaf ka qaadanaya kadibna warfidiyeenka ayuu la hadlayaa.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA:

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISEMENTS