(Dhageyso+Sawirro) Degmada Bitaale ee gobalka Mudug oo yeelatay maamul cusub

Masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedka Galmudug ayaa degaanka Bitaale uga qeyb galay maamul cusub oo loo dhisay Bitaale.

Degaanka  Bitaale ayaa gobalka Mudug kaga yaalla dhanka waqooyi bari wuxuuna magaalada Gaalkacyo u jiraa qiyaas dhan 50KM.

Dadka degaanka ayaa iska soo xulay gole degaan kuwaasoo ugu dambeyn halkaa ku doortay guddoomiye, ku xigeenkiisa iyo xoghayaha degmada.

Maamulka cusub ee Bitaale ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay oo ay degmadaasi yeelato.

Halkan ka dhagayso warbixinta:

HOOS KA DAAWO SAWIRRO:

Doorashada Bitaale 8 Doorashada Bitaale 5 Doorashada Bitaale 10 Doorashada Bitaale 7 Doorashada Bitaale 13 Doorashada Bitaale 9 Doorashada Bitaale 15 Doorashada Bitaale 6 Doorashada Bitaale 2 Doorashada Bitaale 1 Doorashada Bitaale 12 Doorashada Bitaale 3 Doorashada Bitaale 11 Doorashada Bitaale 4


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar