DHAGESO:- Waxgaradka Galmudug Oo Si Kulul Oga Hadlay Colaada Ka Taagan Galkacyo

kadib tacshiirad mudo socotay oo maleeshiyo beeleed ka tirsan ay kusoo qaadeen Goob laga dhisaaay xarun ciidan oo ah meel duleedka waqooyi bari kaga beegan magalada galkacyo taasi oo an qasare gaysan hayee shee dareen walwale ku abuurtay shacabka labada dhinaca ee galkacyo ayaa waxa baaq kasoo saray xiisada wali katagan duleedka galkacyo waxgaradka galmudug
nabadoon cali diiriye aloore oo kamid ah waxgaradka galkacyo ayaa kubaaqay in xiisada si shuruud la aan ah lagu joojiyo waxana uduray Maamulka Puntland oo uu sheegay in markasta ay horinayaan Colaada gaalkacyo
naboon cali diire oo kahadlay dhulka la isku haysto ee xiisadu ay katagantahay ayaa tilamamay in aysan Puntland sheegan karin dhulkaasi maadaama uu sheegay in Hanti maguurta Galmudug halkaasi ku leedahay
HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar