TACSI: Reer Axmed Indhacadde oo tacsi tiiraanyo leh ka diray geeridii Nabadoon Digsi

TACSI: Reer Axmed Indhacadde oo tacsi tiiraanyo leh ka diray geeridii Nabadoon Digsi

Hooyo  Xaawo Axmed Cali “Indhacadde” iyo carruurteeda

Hooyo Ardo Axmed Cali “Indhacadde” iyo Carruurteeda

Hooyo  Asli Axmed Cali “Indhacadde” iyo carruurteeda

Hooyo  Mureysi Axmed Cali “Indhacadde” iyo carruurteeda

Maxamed Axmed Cali “Indhacadde”

Cabdi Axmed Cali “Indhacadde”

Maxamed Cabdullaahi “Indhacadde”

Reer Salaad Axmed Cali “Indhacadde” iyo carruurtiisa

Iyo dhammaan reer Axmed Cali Indhacadde waxay dadkan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Yuusuf Guuleed geeridii ku timid Nabadoon Cabdullaahi Yuusuf Guuleed “Digsi” oo xalay ku geeriyooday shilgaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Bandiiradleey iyo Seddex Higlo.

Waxayna leeyihiin qoyskii, ehelladii iyo qaraabadii uu ka baxay iyo annaga dhammaanteen Ilaahey samir iyo iimaan ha naga wada siiyo.

Aamiin…… Aamiin….. Aamiin

Ugu dambeyn, Shabakadda Galmudugmedia waxay tacsi u direysaa dhammaan qoyskii, qaraabadii, ehelladii iyo asxaabtii uu ka baxay Nabadoon Cabdullaahi Digsi.

FIIRO GAAR AH: Fadlan walaalayaal tacsidiina qeybta hoose ku reeba

 

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar