galmudug-media

France vs Portugal, : yaa kuguuleysan kara Euro 2016


waa kullaan aad iyo aad uxiisa badan waxa uuna dhex mari doonaa labo wadan oo waa weyn france iyo portugal

qubo waa weyn oo katirsan kubada cagta ayaa saadaalin kabixiyeen

waxa ayna inta badan usaadaaliyeen in ay qaadikaraan wadanka france

taas oo ay ugu micneeyeen in waadanka portugal aysan ku aadin ila hada wadan weyn

waa kan shaxda rasmiga ah ee dalka portugal

shaxda p

prepared by: Abdinaasir ali samater

Nagala Soo Xiriir

Galmudugmedia1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Fadlan Like saar pageka
ADVERTISEMENTS