Daawo Sawirro: Horumarka waxbarashada ee magaalada Bandiiradleey

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Wax barashada Ahnednor Osman Ali oo ay wehliyeen xubno katirsan shaqaaalaha wasaaradda ayaa kaqeybgalay Xaflad lagu soo xirayey Sannad Dugsiyeedka 2015–2016 Ee dugsiga Kulan ee ku yaal Magaalada Bandiiralay.

Xaflad lagu soo daah xirayay sanad dugsiyeedka Iskuulka Kulan ee magaalada Bandiiradleey ayaa halkaa lagu qabtay taasoo ay ka qeyb galeen ururrada bulshada sida haweenka, dhallinyarada iyo culumada deegaanka.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA:

degmada Bandiiradleey iskuul 1 degmada Bandiiradleey iskuul 3 degmada Bandiiradleey iskuul 4 degmada Bandiiradleey iskuul 5  degmada Bandiiradleey iskuul 7

degmada Bandiiradleey iskuul 6degmada Bandiiradleey iskuul 8 degmada Bandiiradleey iskuul 9 degmada Bandiiradleey iskuul 10


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar