Daawo: Ogaysiis Muhiim ah oo ku Socda Jaaliyadaha Galmudug Meel Walba ay Dunida ka Joogaan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

gob

Asc Guud ahaan Shacabka Galmudug  Meel Walba Dal iyo Dibad aad Joogtaan  Run ahaantii Gudiga Horumarinta iyo Baraarujinta Bulshada ee Magaciisa Marka loos oo Gaabiyo loo Yaqaano(( Gob )) Waxa u Gacanta  ku Hayaan  Shaqo Aad u Culus oo Muhiimad Gaar ah u Leh Umada Soomaliyeed

Sida Aad la Wada Socotaan Gob Waxa Ay Gacanta ku Hayan Dhismaha Wadada isku Xiraysa Gaalkacyo ilaa Hobyo , Shaqadaasi ma Ahan Mid Sahlan oo Cid walba ay Qaban Karto Waxaana ku Baxaya Dhaqaalo aad u farabadan oo dadka Reer Galmdug Ay Garawsadeen in Maanta ay isku Tiirsanadaaan

Sida awgeed Gob Waxa ay Hiil iyo Hoo Mar Walba uga Baahantahay Jaaliyada Soomaliyeed Gaar ahaan kuwa Galmudug in ay Kooxo Kooxo iyo ay isku abaabulaan oo Barnaamijkan ay Uga Qayb Qalaan Dhankasta Dhaqaalo Ahaan Fikrad ahaan iyo Xoog ahaan oo loo baahan yahay Maanta

Shaqada Qaybihii Ugu Muhiim Sanaa ayay Maraysa ,Waxana loo Bahan yahy Dhaqaalo si Shaqada ay u Sii socoto Fadlan ka Qayb Qaado Shaqada ay Gacanta ku hayaan Gob ;Waayo Waa ajar xag rabi aad ula Baxday

Maamulka Guud iyo Shaqaalaha Hobyomedia.com Waxa Ay Diyaar u yiihiin in Barnaamijkan Bulshada loogu Wacyi Galiyo in ay ka Qayb Qaataan

Halkan Hoose ayad Ka Heli Doonta Acount aad Qarashaadka ku Soo Hagaajin kartaan Waxa u ku dhax Qoran yhy Sawirka is badal badalaya

Hasha Bixi Aaan Hobyo Gaarnee Fadlan Dadkii Way Tashteen ee Soo Baraarug kaalintaadana Qaado

 

 

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar