Daawo hees cusub oo loo soo qaaday magaalada Hobyo

Heestani waxaa iska leh hal abuurkeeda Abwaanadda weyn ee Sahra Daahir Mire oo runtii suugaan mar walba ku cabirta horumarka dhulkeenna iyo goballadeenna Galmudug.

Shabakadda Galmudugmedia ayaa idin soo gudbinaysa ee daawasho wacan:


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar