SAWIRRO: Beelihii ugu waa weynaa Galmudug oo hub iyo ciidan ku wareejiyay Galmudug

Qaar kamid ah beelaha Galmudug ayaa maanta hub iyo ciidan ku wareejiyay madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Madaxweyne Guuleed ayaa u mahadceliyay beelaha Reer Nimcaale oo qaarkood hubka maanta wareejiyay iyo labo beelood oo kale oo Sacad ah.

Shabakadda Galmudugmedia ayaa idin soo gudbinaysa sawirrada hub wareejinta sida ay u dhacday.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA:

hub wareejinta beelaha Galmudug 4 hub wareejinta beelaha Galmudug 5 hub wareejinta beelaha Galmudug 6 hub wareejinta beelaha Galmudug 7 hub wareejinta beelaha Galmudug 8 hub wareejinta beelaha Galmudug 9 hub wareejinta beelaha Galmudug 1 hub wareejinta beelaha Galmudug 2 hub wareejinta beelaha Galmudug 3


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar