Daawo Sawirada Qururda iyo Hormarka Garoonka Diyardaha Magalada Hobyo

magalada Hobyo ee Xarunta Ganacsiga ee Dowlada Galmudug ayaa markii ugu horeysay waxaa ka digtay diyaarad Rakaab ah mudo 25 k adib waxaana arinkaas aad u soo dhaweyey dhamaan bulsha weynta Galmudug Qaar ahaan dadka dagan degmada Hobyo ee dhul Xebeedka Galmudug waxayna ay tahay hormar aad uxoogan oo xiligaan ay gareen dadka degaanka hobyo waxaana arinkaas sidokale aad soo dhaweyey madaxda Galmudug oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Dowlada Galmudug mudane Cabdi kariin Xuseen Gulleed wax uu tilmaamay in wax lagu farxo ay tahay in diyarada rakaab ah ay ka degto magaalada hobyo taasi oo qeyb ka ah hormarka iyo hiigsiga Dowlada Galmudug ayuu yari madaxweyne Gulleed waxayna noqoneysaa hormar ay ku tilabsadeen shacabweynaha Galmudug
inkastoo dad badan oo ku sugan somaliya ay aad uga xun yihiin in diyarada rakaab ah ay ka degto hobyo taasi oo ah hormarka shacabka galmudugislmarkaana shacbka hada dareenkooda laga dhehanayo in ay aad ugu faraxsanyihiin in dirada rakaab ka degto hobyo aygoona tilmaamay in ay wax yaabo badnaa oo ay ubahnayeen ay heleen waxayn sidokale ay baaq direen dhamaan madaxda dowlada galmudug aygoona ugu baaqay in si deg deg ah loo dhiso degkada Qadiimiga ah ee Hobyo maxaada ay qeyb weyn ka qadan karto hormarka dowlada Galmudug
Daawo Sawirada aad Qurux badan Hormar iyo Hiigsiga Galmudug Kii Knaxow Nafta Waa 
13 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 Garoonka Hobyo 4
https://www.youtube.com/watch?v=wMRz2_hkxCg
Nagla soo Xariir Emailka
Galmudugmedia20@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar