Daawo Sawirada Garoonka Cusub ee Galmudug Gaalkacyo oo Xiligaan mashquul Aad u Xoogam laga Dareemayo

Tan iyo markii xariga laga jiray Garoonka cusub ee Galmudug ushaako airpot ee ku yaalo duleedka Gaalkcyo ayaa waxaa laga dareemayey mashqul aad u xoogan waxaana inta badan ka shaqeeya diyaradaha ragaabka iyo ku qaadka garoonka ayaa inta badan waxaa isticmaala madaxda Galmudug

Waxayn ka mid noqoneysaa hormarka xiligaan ay ku tilabsatay dowlada Galmudug

ilaa markii la furay garoonka cusub ee Galmudug Gaalkcyo ayaa putland waxaa ka soo baxayey cabasho ku Aadan Garoonka Galmudug waxaana Hoos udhac ku yimid diyaradihii ka dagi jiray Garoonka ay maamusho putland islmarkaana dadkii inta badan ay u soo leexdeen Garoonka cusub ee Galmudug waxaana taasi dheer in labada Garoon ay kala lacaga badan yihiin Garoonka Galmudug  qofkii muqdisho usocoda waxaa lagu qadaa lacag dhan 80 dolar halka midka putland lagu qaado 150 dolar waxana aad u qiima jaban midka  Galmudug ay sameysatay dhawaan  kana Hirgalisay duleedk Gaalkcyo

Sanad yadii ugu danbeysay putland iyo Galmudug waxaa u dhxeysay Xifaalo dhanka Garoomada ah

Waxayn hada guusha garka usaran Galmudug

Sidokale mar dhow ayaa lafilayaa in magalada hobyo ay ka degto diyarad ragaab taasi oo ayduna qeyb ka noqon doonta hormarada Galmudug

Garoonka Galmudug ee Gaalkcyo ayaa mar xalado kala duwan soo maray oo in tooda badan caqabdo ah balse manta wax uu ku jiifaa libinta wax uuna hada yahay Garoonka ku mashquulka badan ee Gaalkcyo

DHawaan ayey aheyd markii madaxweynaha dowlada Galmudug mudane Cabdikariin xuseen Gulleed uu xariga ka jiray Garoonka cusub ee Galmudug wax uuna sheegay in dhamaan diyaradaha oo dhan uu u furan yahay

Hadaba si aad xaqiiqada dhebta ah u ogaato ka Bago sawirada aan idinkaga soo qaadney Garoonka cusub ee Galmudug Gaalkcyo

Waxaana Xaquuqada sawiarada leh Galmudugmedia

Waxaana qaadan kara qof kasta oo jecel Hormarka shacabka Galmudug

Hoos Ka DAAWO Sawiarada

12 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar