Daawo Sawirada” Muslimiin aad utira badan oo Gudaneysa wajibaadka Xajka

In kabadan laba Milyan oo Xujeey ah oo ka kala yimid daafaha Dunida ayaa maanta taagan banka Carafo iyadoo ay ku beegan tahay 9-ka bisha Dil Xaj sanadka 1436 si ay u gutaan acmaasha mid kamid ah tiirarka Islaamka ugu waaweyn.

Xujeyda ayaa taagan Carafo,waana mid kamid ah maalmaha Rasuulka uu ku tilmaamay kuwa ugu kheryka badan waxana ay is taageen markii ay soo baxday qoraxda waxana ay sii taagnaan doonan ila qoraxa ay dhacdo.

Qofka Xajinaya ayaa maanta waxa uu ku mashquulayaa Takbiirta,iyo dambi dhaaf uu ilaah waydiisanayo.

Marka la gaaro xiliga Duhurta ayaa imaam ka qudbeenaya halkaasi kadibna waxa uu dujinaya xujeeyda salaadaha duhur iyo casir oo lawada jamcinayo.

Marka ay dhacdo qoraxda ayaa waxa ay ku laaban doonaan basaskoodi xujeeydka loogu talagalay iyagoo tagaya Muzdalifa si halkaasi ay ugu tukadaan saladaha maqrib iyo Cisho.

0dcf8a8a-f5db-4cd9-9e15-2df1f57f1738 3d450daa-f9de-4982-8dc4-92aea82db801 7a0cc9b7-e688-4a7e-9b82-a97f5bf005ca 9a6ff2ad-32df-43da-aaa9-d1f841d81d40 9d0d8608-0cbb-4723-a502-e7682d00d3a0 9f417bc5-5204-4923-96e3-e0b5d6b96fbc 25a41578-96b9-4b7e-95fa-aab427062cff 33ad2193-be7b-41b4-ad61-10bc242a8317 41e8e603-2e3c-4371-9eab-0541e3e6964e 46e8da01-17fc-4825-8245-d6c522f6c99e_16x9_600x338 59b82a42-e872-4a4e-a41e-858ea3ad9d8d 88d6bc54-a007-43b1-9af3-20332f0bfc85 98f7c817-2268-4375-9dc3-f49d9839d29b 216c4159-ac9f-483d-bd9b-666134c12e14 472ab66c-2518-461d-b998-f01a47136873 553e877f-eb71-4c48-99c1-f769489750b3 5996bf4c-fcb0-4220-8974-6394cf6b800a 7306fdfe-bbb7-4281-ab33-88703f39a06d 45289c0a-3ed1-4ed2-bdb0-91190bc96e73 6305595a-a26a-41e0-90ea-a04120a91f84 06369183-f5a7-4301-95b5-9dcec0c95b20 a2165830-b140-48a4-a155-aff64faa87f5 b7bfa588-af5f-432d-a389-91398b146ac0 b633a52f-ddff-4f78-b4ce-c53bab8a1316 bacb6385-9a32-4884-9d12-5dc4ecd56653 c1aeda7f-8df2-4582-ab8c-d2a72ab75148 cbe7156c-cebe-4bf0-bb55-6bcaec4a2c07 d8f8fbea-3ec2-4b24-aefc-ec3da005b637 e0b48653-a2f4-4bbd-9a2c-c7acc19c31ed


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar