(Warbixin+Sawirro) Beeraha iyo kheyraadka degmada Xero Dhagaxley ee gobalka Mudug

in aad dhulka ku yaalo goblka  mudug katabcato beer kadibna aad ka macaashto mahan mid sahlan iyada oo taa ay jirto ayey koox is ababushay waxa ay kudhiiradeen dhul kuyaal koonfurta Gobolka mudug oo ay u arkeen beerasha  kuwacan waxayna halkaas   kahirgaliyaan meel kucana buura waxayna  kasoosareen dalagyo  nuuc kasta leh

cabdi cali maxamuud hamigiisi ahaa i mar un uu kafaaido beertiisii mudada kudhaw 10 sano uu sootabcayay hada ayay ififaladaydii muqataa waxa uu ka xog waramay dadaalkiisa iyo halka uu kubiyo shubtay  wax uuna sheegay in uu hadab faaido badan ka hey beer mudo dheer uu abuurayey asgoona intaasi kudaray in hada uu degano badan u iib geeyo qudaarta ka baxada beertiisa

deeganka xeero dhagaxlay waa halka astaanta u ah beeraha Gobolka mudug ugu badan wax ay  kuyaal labada oo kmtir ayey Gaalkacyo dhanka koofureed kaga beegan tahay dhul kufadhiya 10 kmtir oo iskweer ah ahna dhul dhoobay ayay beerahaasi kuyaalaan

cali carab  oo lahaa firirka ah halkaasi in beero laga hirgaliyo ayaa ii sheegay in geedkii ugu horeeyay ee beertisa uu kubuuray uu kakeenay beeraha janaale

waa suuragal dadban in ay iswaydiyaan nuuca dalagyada kabaxa beeraha kuyaal deeganka xeero dhagaxlay oo katirsan Gobolka mudug waxaase sharxaya

balse wax hada wax ka baxa qudaar kala duwan  oo ay ka mid yhiin cabe moos liindhanaan iyo wax yaabo kale

cali carab oo laha firka in halkaasi laga hirgaliyo  beero lagana  tabcikaro ayaa carababay in meesha ay kabaxeen kooxihii dhirta jarijiray taa badalkeedana dadku ay beero tabcasho ay kuhowlanyihiin

dadka beerlayda xeero dhagaxley ayaa hada wax ay u bahanyiihin wax yaabo badan oo ay ka mid yihiin matorada waraabaka  biyaha  iyo daawada  beeraha

degamada xeero dhagaxley ayaa  hada wax ka baxaya in ka badan 200 oo beerooda kuwaasi oo ay lehiin dad shacab ah dadk intooda badan beeralayda ah ayaa ah kuwo hiigsi doonaya iyo mustaqabal

Q….cali nuur cayn

Daawo ka Daawo Sawirada  mmm

1 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 hj


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Skip to toolbar